Dastuurka Soomaaliya Ee Cusub Pdf =LINK= Download
DOWNLOAD > https://urlca.com/2thUFS
Canab Mumtaz Somalitalk.com Nairobi Nov 21, 2005 Warar hordhac ah oo ka soo baxaya doorashooyinka aftida dastuurka cusub ee kenya ayaa muujinaya in ay ku horeeyaan xisbiyadda doortay liinta oo ah Muslimiinta iyo mucaaradka oo si weyn uga soo horjeeda in dastuurka cusub uu ka dhaqan galo dalka. Meelaha sida weyn ay ugu horeeyaan mucaaradka dastuur diidka ah ayaa waxaa ka mid ah Magaalada Mombaasa, Gaarisa, Mandhera, wajeer eldoret waamo,iyo dagmooyin kale oo ay ka soo jeedeen siyaasiyiinta ku jira dowladda sida weyna u diidan dastuurka cusub. Dad badan ayaa aad uga walwalsan in dowladu ay ku shubato oo banaanka laga keeno waraaqo horay loo diyaariyay mid ka mid ah dadka ka codaynayay magaalada eldoret ayaa sheegay in uu arkay taageerayaasha dastuurka oo dadka u soo bandhigayay in ay iibsadaan codkooda. Isku soo bax ay sameeyeen sabtidii labada xisbi ee kala wata liinta iyo muuska waxaa ka soo kala qayb galay 30,000 oo ah dadweynaha diidan dastuurka cusub iyo 12.000 oo ahaa inta ogol dastuurka cusub in uu hirgalo iyadoo lagu qabtay garoomada kubada cagta. Natiijadda ayaa lagu dhawaaqi doonaa bari iyadoo caawa la tirinta la dhamayn doono laakiin waxaa la filayaa si hoose loo ogaado natiijada saxda ah ee ka soo baxday guud ahaan dalka oo dhan isla caawa goor dambe,madaxweyne Kibaki waxa uu sheegay in dastuurka qabyadi ah uu dhaqan galin doono. Siyaasiyiin badan oo horey hal xisbi ahaa ayaa ku kala tagay dastuurka markii uu soo baxay,ilaa xiligaasna waxa ay wadeen diidmo iyo olole weyn oo ay kaga soo horjeedeen in dastuurkan uu ka dhaqan galo dalka,xisbiyadda diidan oo qaatay liinta ayaa astaan uga dhigay ay ku gartaan taageerayaashooda diidan dastuurka maadaama ay liintu ka culustahay muuska taasna ay ula jeedeen in figradoodu ay ugu waxtar badan tahay tan ay dowladu wadato. Dalka kenya oo ay ku nool yihiin Muslimiin jinsiyado kala duwan leh ayaa dhamaantood ka soo horjeeday,sanadkii hore bilowgiisi markii la keenay dastuurka Bomas waxa ay muslimiinta bilaabeen in ay ka hortagaan maadaama uusan wax sharci ah oo xagga maxkamadaha uusan siinaynin dastuurkii hore waxa uu muslimiinta u ogolaa in ay lahaadaan Qaadi iyo xukun u gooni laakiin kani waxa uu sharciga Islaamka ka dhigay Dhaqan.HALKAN KA EEG SIDA LOO CODEEYEY... GUJI...Dastuurka Cusub ee Kenya oo Maanta loo Codaynayo.Muslimiinta Kenya oo Liinta ka door biday MooskaDastuurka Cusub ee Kenya oo Maanta loo Codaynayo. Canab Mumtaz Somalitalk.com Nairobi Nov 21, 2005 Dadweynaha reer Kenya ayaa saakay waabarigii usoo baxay doorashada dastuurka cusub ee dalka kenya laga hirgalinayo oo ay soo gudbisay dowladda uu hogaamiyo Madaxwne Mwai Kibaki si ay ugu codeeyeen diidmo ama ogolaansho si kadib loo ansaxiyo hirgalidiisa. Magaalooyinka waaweyn ee dalka ayaa si nabad ah looga codaynayaa iyagoo amaankana ay xoojiyeen ciidamada amaanka oo meel walba la dhigay si ay uga hortagaan isku dhacyo hadii ay yimaadaan,warar hordhac ayaa sheegaya in diidama ay hogaaminayso aftida dastuurka loo qaadayo laakiin si sax ah looma oga waxa ay ku dhamaato iyadoo la filayo in caawa ay dhamaato ama galabta kadibna bari lagu dhawaaqi doono natiijada saxda ah ee dadweynaha reer kenya ay ka dhiibteen Dastuurka. Gobolada W/galbeed ee Kenya ayaa 90%si weyn looga soo baxay Saakay,dadku waxa ay ugu codaynayaan dastuurka HAA ama MAYA oo ah in uu meel maro ama in in uusan dhaqan galin,Goboladaas oo ay dagan yihiin Soomaali waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socotay loolan ay siyaasiyiinta iyo mudanayaasha ku jira baarlamaanka Kenya ee u dhashay W/Galbeed uga jireen dastuurkan afkaaraha ay ka kala qabaan laakiin waxaa lagu soo waramayaa in dadku badankiis ay diidan yihiin dastuurka cusub laakiin lama oga natiijadu waxa ay ku dhamaan doonto. Magaalada Mombasa oo ay ku badan yihiim muslimiinta ayay aftidan si weyn uga socotaa,ilaa hadda ma jirto wax isku dhacyo ah oo ka dhacay magaalada dhexdeeda inta ay socoto codaynta dastuurka,sidoo kale magaalada Eldoret oo ah magaalo weyn taageero xoogana ay leeyihiin dadka diidan dastuurka ayaa si la mid ah waxaa ka socda doorashada aftida dastuurka cusub iyagoo gobolo kale oo waaweyna oo dalka ka mid ahna laga wada codaynayo. U codaynta Dastuurka waxaa kor kala socda Qubaro caalami ah oo si weyn ula socda qaabka ay u socoto aftida waxaana dadku ay ku codaynayaan waraaqo lagu kala qoray NO iyo YES oo ah oo HAA ama MAYA,waxana la dhigay goob walba sanaadiiq waaweyn oo dhalooyin,waxa ayna kormeerayaashan aduunka ka socda ku kala sugan yihiin gobol walba iyo dagmo walba oo ka mid ah dalka Kenya. Dastuurka waxaa si weyn uga soo horjeeda musliinta dalka Kenya ku nool iyo ururada mucaaradka, musliimtu waxa ay kaga soo horjeedaan in diinta Islaamka uu dastuurkani siinin wax sharci ah ama awood ah,halka ururada mucaaradka ahna ay sheegayaan in dastuurku uu awood buuxda u siinayo Madaxweyne Kibaki in Maamulka Dalka.Canab Mumtaz Somalitalk.com Nairobi.
Muslimiinta Kenya ayaa wacad ku galay sidii ay u difaci lahaayeen Maxkamada Shareecada ee loo yaqaan \"Maxkamada Qaadiga\" aan loog asaari lahayn dastuurka cusub ee Kenya, inkasta oo ay si weyn arrintaas uga soo hor jeesatey Kaniisaduhu.
Waxaa xusid mudan in dastuurku qoray: Maxkamada Guud, Maxkamadaha Kiristaanka, Maxkamadaha Kadhis (Qaadiga), maxkamada Hindu, iyo maxkamada diimah akale. Meelaha ay ku xusan yihiin Qaadiyaasha Islaamka waa (qodobada: 179(3)(a) , 197(1),(3)(a),(4) ee dastuurka cusub. Eeg linkiga hoose)
Waxaa Axad (Aug 28) cod kiisa diidmada ku daray Madaxweynihii hore ee Kenya oo sheegay in dastuurka cusub uu Kenya ka abuuri doono is aaminaad la'aan, waxana uu yiri waa in diidmo loogu codeeyo \"MAYA\". Daniel arap Moi oo arrintaas ka hadlayaa waxa uu yiri \"Ma taageeri karo dukumiinti abuurayo nacayb, kala shaki iyo is aaminaad darro soo kala dhex gasha dadka\"
Waxaa wararka Isniin Aug 29 ka soo baxaya Kenya ay tilmaameen in ururka Muslimiinta ee Supreme Council of Kenya (Supkem) uu sheegay in culimo iyo qareeno ay dersayaan dastuurka cusub, isla mar ahaantaasna ay maalinta Talaadada soo saaridoonaan wixii ay Muslimiinta kula talin lahaayeen iyo wixii ay ka yeeli lahaayeen dastuurka Cusub. 153554b96e
https://www.komerican3.com/forum/jemogeul-ibryeoghaseyo-5/sex-trip-1-java-240x320-mobile-games-link
Here, we offer a one stop shop for most of the persona documents you need, Our services are quite fast and very much reliable. We deliver documents accross the Globe in the shortest time possile. Kindly click on the link below to place your order. Original driver’s license for sale 
<a href=’’ https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Buy Original German driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Order Authentic driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Original driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Quick driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Reliable driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Online driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-polish-drivers-license-online/”> Authentic polish license
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-polish-drivers-license-online/”> Real polish driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-polish-drivers-license-online/”> Originall polish driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-polish-drivers-license-online/”> Order polish driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-polish-drivers-license-online/”> Quick polish driver’s license available
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-polish-drivers-license-online/”> Reliable polish driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-passport/”> Buy German passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-passport/”> Original German passport for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-passport/”> Real German passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-passport/”> German passport for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-passport/”> Purchase German passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-passport/”> Order German passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-belgian-id-card/”> Buy Belgian ID card online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-belgian-id-card/”> Real Belgian ID card for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-belgian-id-card/”> Belgian ID card online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-belgian-id-card/”> Order Belgian ID card online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-austrian-drivers-license/ ”> Buy original Austrian driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-austrian-drivers-license/ ”> Order original Austrian driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-austrian-drivers-license/ ”> Original Austrian driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-austrian-drivers-license/ ”> Purchase Austrian driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-boat-license/ ”> German boat license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-boat-license/ ”> Buy German boat license
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-boat-license/ ”> German boat license for sale online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-boat-license/ ”> Order German boat license
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-german-boat-license/ ”> Purchase German boat license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-spanish-drivers-license-online/ ”> Real Spanish driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-spanish-drivers-license-online/ ”> Original Spanish driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-spanish-drivers-license-online/ ”> Buy Spanish driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-spanish-drivers-license-online/ ”> Order Spanish driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-british-passport/ ”> Buy UK passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-british-passport/ ”> Original UK passport for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-british-passport/ ”> Order UK passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-british-passport/ ”> Get UK passport online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-switzerland-drivers-license/ ”> Buy Switzerland driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-switzerland-drivers-license/ ”> Get Switzerland driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-switzerland-drivers-license/ ”> Real Switzerland driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-switzerland-drivers-license/ ”> Order Switzerland driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-switzerland-drivers-license/ ”> Purchase Switzerland driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-switzerland-drivers-license/ ”> Switzerland driver’s license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-eu-driving-license/ ”> Eu drivers license for sale
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-eu-driving-license/ ”> Buy EU driver’s license
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-eu-driving-license/ ”> Purchase driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-eu-driving-license/ ”> Order EU driver’s license
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/buy-eu-driving-license/ ”> Real Eu driver’s license online
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> Get Original driver’s license driver’s license 
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> order real driver’s license 
<a href=” https://buyauthenticdocument.com/de/buy-german-drivers-license/”> How to Buy Original driver’s license 